Monday, April 8, 2013

Cabdirisaaq shaqale

1 )Aduunyadu hadhka labadiisa Gelin weeyaan Oo hirba hirbuu daba socdaa Hankaaga fogee weeyi Hawshada ku toos weeyi Hadaba mar hadii cadniga laga Tagoo la is tixgelin waayo Inay nabadi taam noqotaa Waa wax aan la eegayn Hayaay macaluul kayaab iyo Xarago waa kala maan Hadaba allow yaa waxa dhib Loo tabcaday samo ku taageera 2) Adoon sahan kuguurayn Geediga ha heensayn 3) gafka ruux intuu gaysto Garawshiiyo laga waayo Halka kibirku gaadhsiiyo Gumaartida haloo joogo Lasoco qaybaha kale By cshaqale

No comments:

Post a Comment