Saturday, April 27, 2013

Buuga diiwaanka xikmadaha iyo qarjajacda

Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa. Waxaan nahay waadiga dugsiyada; waxaan nahay waanada macalinka, Waagii baryabaa Ubax laga waraabshoo, Waxaan ku wer weraynaa Wadankiina wax u barta, Oo xanbaara waajibkiisa, Wahsan mayno Waaban mayno, War wareegi mayno, Weec weecan mayno. Wadankeenu waa, Wadnihii jidhkeenna Waraabinaayay dhiigoo Waan ku wardiyaynaa. 'kala baadnay baadnoo, kala beelo noqonee, barinaye ma barideen'

No comments:

Post a Comment