Wednesday, May 8, 2013

Cilmiga beeraha

Brown leaves are fairly common on many house plants. Keep in mind that it might be perfectly natural for lower leaves on your plant to first turn pale yellow, then brown and then drop off. This happens on many kinds of tropical plants as they grow. Over time, the plant will form a bare stem. However, in some cases, brown leaves are a sign of cultural problems. If it seems like a lot of leaves are falling off—or if many leaves turn brown at once, or the upper leaves start browning—you may have one of the following problems: *. Not enough light. If lower leaves start turning brown or yellow, the plant might not be receiving enough light. If the discoloration is isolated to the side of the plant away from your light source, it's probably too little light. *. Too much heat. This often occurs in conjunction with too little water, but too much heat will cause leaves to curl, become crinkly and then fall off. If the plant is also wilting, try increasing water. If the rest of the leaves are healthy, introduce some air flow to cool the plant off. *. Too little water. Underwatered plants will first wilt, and then the leaves will brown and fall off. This most often happens from the bottom up, but it might also start on outer leaves on more bushy plants. *. Too little humidity. If the browning is confined to the leaf tip, and the leaf margin is still green, it's possible the plant isn't receiving enough humidity. If it's a tropical plant with a high humidity requirement, try increasing misting.Too little humidity may also cause black spots to form on leaves.>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> If you see mealy bugs on your plants,there are several control options: *. Wash them away. Mealy bugs can be dislodged with a steady stream of water. Repeat the treatment as necessary. This is best for light infestations. *. Insecticidal soap. Insecticidal soapsare available on the market (such as Safer's Insecticidal Soap), or you can make your own by using a dish detergent such as Ivory Liquid. Try to find a product free of perfumes and additives that might harm plants. Mix the soap in a weak concentration with water (starting a 1 teaspoon per gallon and increasing as necessary). Spray on plants. *. Neem oil. Neem oil is derived from the neem tree. Use according to label instructions. In addition to its insecticidal properties, neem is alsoa fungicide and has systemic benefits (meaning the plant absorbs it so it can control insects it doesn't directly contact). According to the Environmental Protection Association, neem is safe for use onvegetables and food plants as well as ornamentals. *. Kitchen insect spray. This all-purpose insect spray was developed by the editors of OrganicGardening magazine and came to me by way of Rodale's Organic Gardener's Handbook of Natural Insect and Disease Control . To make a batch, combine 1 garlic bulb, 1 small onion, and 1 teaspoonof cayenne pepper in a food processor or blender and process into a paste. Mix into 1 quart of water and steep for 1 hour. Strain through a cheesecloth and add 1 tablespoon of liquid dish soap. Mix well. The mixture can be stored for up to 1 week in the refrigerator. A number of stronger insecticides areapproved for use against mealybugs,as well as beneficial insects such as beetles ( Cryptolaemus montrouzieri ) and parasitic wasps ( Leptomastix dactylopii ). However, stronger pesticides can cause a danger to petsand humans, and few indoor gardeners are keen on releasing beetles and wasps in their homes. These biological controls may be better suited to greenhouse cultivation. If an infestation cannot be controlledafter two or three weekly applications of insecticide, consider destroying the plant before the mealybugs spread to other plants in your home.>>>>>>>>>>>>>>>>>>> Mildew/ fungus on my orange Agricultural Insecticide Emamectin Benzoate (90% TC)>>>>>>>>>>>>> dihydromorin (2.51%) and the stilbene oxyresveratrol (2.65%).>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> XENO FACTORS: Flavones: Isoflavones: Stilbenes: Flavonones: Chalcones: Quercetin osajin Resveratrol Naringenin Butein Pentahydroxyflavone scandenone Piceatannol Dihydromorin Isoliquiritigen Kaempferol auriculasin Deoxyrhapontin Pentahydroxychalcone Apigenin pomiferin Oxyresveratrol isobavachalcone Fisetin Tetrahydroxystilbenes Tetrahydroxyflavone Luteolin Hydroxyapigenin>>>>>>>>>>>>>> Mature orange trees do not require sprays. Sprays correct nutrient deficiencies, kill whiteflies and other pests, and reduce weeds around orange trees. Once citrus trees are established, in about one to two years after planting, they require little upkeep and rarely need any spray applications. Avoid spraying citrus during hot, dry or windy conditions. Spray concentrations differ by product so it is important to read labels and follow application directions carefully. 1. Foliar Sprays *. Use a foliar spray to treat orange trees for magnesium, zinc or manganese deficiencies. Symptomsof magnesium deficiency include yellow blotches along the midribs of mature leaves. Leaves near the fruit exhibit symptoms most commonly. Adjust the soil pH of magnesium deficient trees to a range of 6.0 to 6.5 and spray young leaves in spring with magnesium nitrate before they harden off. Paleyellow to white leaves with irregular green bands along the midrib characterize a zinc deficiency. Apply zinc sulfate, oxide, or nitrate sprays to spring flush leaves before they harden off.Manganese deficiency often follows cold winters. Symptoms include dark green bands along themidrib of the leaf and lateral veins with light green areas between theveins. Spray manganese compounds on young leaves beforethey are fully opened to correct a deficiency. 2. Copper Fungicides *. Apply copper fungicide sprays to orange trees with alternaria, citrus scab or greasy spot. Trees infected with alternaria exhibit blackening leaf veins surrounded by dark lesions. Corky outgrowths on leaves, shoots and fruit characterize citrus scab. Blister spots on lower leaf surfaces and yellow spots on upper leaves are symptoms of greasy spot. To treat alternaria and citrus scab, apply copper fungicide to spring flush leaves when they are 1/4 to 1/2 open. Apply copper to the undersides of leaves when treatingfor greasy spot. 3. Insecticidal Soaps *. Insecticidal soap sprays kill pests on orange trees on contact and have no residual effect on the plant. These products are approved for organic gardening. Insecticidal soaps disrupt cell membranes of pests, such as aphids, mealybugs, whiteflies and spider mites. Improper concentrations and overuse can cause phytotoxicity in citrus trees so it is important to read and follow the directions carefully when using insecticidal soaps. The University of Colorado Extension office recommends diluting insecticidal soaps two to three times more than label instructions suggest to reduce risk of injury to plants. Insecticidal soaps can be made from dish soaps,but these are more likely to cause injury to trees and are not as effective as commercial products if not mixed properly. 4. Horticultural Oils *. Horticultural oils provide effective treatment for several citrus pests, including citrus psyllid and citrus rust mite. Neem and other oils do not kill beneficial insects, have a low toxicity to vertebrates and break down quickly in the environment. Symptoms of citrus psyllid include distortion and curling of young leaves and sooty mold resulting from honeydew excretions. Fruit infested with citrusrust mite turns rust colored and gradually blackens. Because horticultural oils work on contact, they require frequent application for effectiveness. However, they should not be applied to trees when temperatures exceed 90 degrees Fahrenheit. 5. Water *. Dislodge aphids, whiteflies and ants from orange trees with a forceful spray of water. Spray over and under the leaves for best results. Spray the tree for several days to discourage pests from returning. This treatment does not remove eggs which may be hiding on the underside of leaves or buried in the soil

Buuga diiwaanka heesaha qoraalka ah iyo gabayada

Ninka Isku Jilciya Xaaskiisa oo la Ogaaday in Qoyskoodu Waaro (Hadhwanaagnews) Sunday, May 05, 2013 Arizona (HWN)-?Inaad noqoto nin xaaskiisa u nugul oo la qabta hawlaha guriga, waxay arrintaasi kuu horseedaysaa inaad ku guulaysato oo qoyskaagu waaro, wax khilaaf ahna idinka dhex qarxin adiga iyo ooridaada oo aan cid kale Arizona (HWN)-?Inaad noqoto nin xaaskiisa u nugul oo la qabta hawlaha guriga, waxay arrintaasi kuu horseedaysaa inaad ku guulaysato oo qoyskaagu waaro, wax khilaaf ahna idinka dhex qarxin adiga iyo ooridaada oo aan cid kale idin soo kala dhex gelin.? Sidaa waxaku dhawaaqay khubaro cilmiga arrimaha bulshada ku takhasustay oo ka tirsan Jaamacadda Arizona ee dalka Maraykanka. ?Haddii odayga reerku uu noqdo nin adag oo aan u jilicsanayn gabadhiisawaxay keentaa in inta badan buuq iyo sawaxan joogto ah dhexmaro lammaanahaas oo aanay marna heshiis, murankooduna bato,? ayey khubaradu ku yidhaahdeen daraasad cusub oo ay dhowaan soo saareen. Mrs. Casey Totenhagen iyo kooxda cilmi-baadhistan la diyaaryey oo maalin kasta xog-ururin ka qaadayey 154 lammaane oo is-guursaday iyo qaar aan weli is-mehersan oo xidhiidhkooda jacayl socday 6 bilood ilaa 44 sannadood, iyagoo diiwaangelinayey dhammaan dhaqdhaqaaqyada nololeed ee ay sameeyaan, kadibna waxa la weydiinayey lammaanaha isku faraxsan ee muddada dheer wada joogay iyo waqtiga ay isu keliyeystaan. Maxsuulka soo baxay xog-ururintaas ayaa waxa uu noqday in lammaanaha hawsha guriga wada qabta, waqtiyo gaar ahna wada sheekaysta ee sida fiican u kaftama inay noloshooda dambe isku waaraan oo aan marna muran kala fogeeya soo dhexgelin, gaar ahaan waxay cilmi-baadhistu ragga u soo jeedisay inay u beer nugladaan xaasaskooda nolosha la wadagayaan. ?Lammaanayaasha isku buuqa waa kuwa aan hadallada naxariista ah inta badan ku hadal ee aan kaftankawadaagin, balse sida noo soo baxay lammaanaha kaftan wadaaga ah ee saygu xaaskiisa hawsha guriga wax kala qabto waxay noqdaan qaar aan weligood kala fogaan, wadka oo kala kaxeeya mooyaane,? ayey tidhi Totenhagen

Buuga diiwaanka heesaha qoraalka ah iyo gabayada

Hadaan kugu waalan gaadhay Wadnaha kugu habi jiree Sidii wali lisiraadliyo Weedhadune ila cusleed Hadaan waji gabax ka qaade Hadaad waan toobi weysay Wanaagi bohol ka tuurtay Wareerka maxaa ibaday Maalmo.com Warhooy weyne waa illaah Walaacii wuu dhamaade Anigu wardi caashaq kuma jiro Wiilow wajigaga iga qari Hadaan wehel caashaq buushay Hadaad igu wiirsan gaartay Waayo badan kuu samraayay Wayeelki hadal ka diiday Hadeey walwal la’aan ku heysay Waaridu iga raaci gaartay Markuu axdigeeni wiikhmay Hadaad waajibkaagi seektay Wadadu heedhe waa labee Walaacii wey dhamaade Anigu wardi caashaq kuma jiro Wiilow wajigaga iga qari Ani sidey ila noqotay wayay >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> Wanaag baan kugu ogaayeey waligay kuma ilaawoo waxuunbaa ku walaacinaaye walaalnimo aan ku waarno wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaaye daawadii naftay ahaydey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su’aal baad igu wadaayee Maalmo.com Waagii baryaba naftaydaay adaa walaac ku abuuree maxaa waajib weyn na saaran adna aad ka weecanaysaa wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaaye daawadii naftay ahaydeey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su’aal baad igu wadaayee Warsan baan kugu ogaayey waaxyahaygii baad ahaydee wadajirkeena oo wacan maxaad u wareerinaysa wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaayeey daawadii naftay ahaydeey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su’aal baad igu wadaayoo >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> Qamaray jacalyku quraan layska saariyo wax ka qabasho leeyahay qudhii qays markuu jaray layla qolka galiyaaba hore looga quustee qaburaha inaan galo haatan ii qorsheysee qilaaf iga hor keentee waa inoo qiiyamaha Dhulku kala qaboobe meelan qaxar lahayniyo bidhantii qoryooley qaadir kugu abuuryeey indho qabad wanaagey Maalmo.com Sida roob qayoodoo qaboonada intuu gaadhay dhirtu wada qarsoontee qaybisay midhaha iyo lagu soo qamaamiyo qool baxay la moodyey adigaa i qoomoo qancimaayo jeeraan isu qayb ahaaniyo quud aan waadaagnee Dhulku kala qaboobe meelan qaxar lahayniyo bidhantii qoryooley qaadir kugu abuuryeey indho qabad wanaagey

Monday, April 29, 2013

Buuga diiwaanka suugaanta iyo heelooyinka

Garashada dayoowdaay Isma dhaanta dirirtaay Dibjir wada sarkhaamoo Darandoori laba dhinac Danab iyo madaafiic Magaaladii ku dumisaay Xageebaad hadhoow dagi Taladaba kumeey darin War hooy aan idiin digo Ha la is dilo xal ma ahee Dadku nolol ha raadshee Sida maad ka daysaan Armeey digasho reebtaa Dib armeey u eedaa Dagaalkii sokeeyaha Armeey caro is dooxdaa Sida duulki algu rogay Armaa daadku qaadaa Armeey dawgashiyo taah Hurdadaba la diidaa Taladaba kumeey darin War hooy aan idiin digo Ha la is dilo xal ma ahee Dadku nolol ha raadshee Sida maad ka daaysaan Xal beey waayi doontaa Dhalanbaabi beey noqon Mawjadaa daf siinoo Waxa sidii dabeylaha Dar xumeey ku noolaan Kala durugsanaantiyo Waa waxa loogu dawgalay Dacar ineey kabootee Taladaba kumeey darin Waa waxa loogu dawgalay Ineey dacar kabootee Taladaba kumeey darin War hooy aan idiin digo Ha la is dilo xalma ahee Dadku nolol ha raadshee Sida maad ka daysaan Taladaba kumeey darin Abaayo Ibrahim Baadil Iyo Faadumo Duur Kal gacalyka geeskaaga abaayo adna yaanu ku gees marine abaayo giijiyoo hasii deynin abaayo Faaduma Duur Kalgacaylkii guumoowyee aboowe igu noqey maguuraane aboowe gal galsho hurdadii nacaye aboowe Ibrahim Baadil Kal gacalyka geeskaaga abaayo adna yaanu ku gees marine abaayo giijiyoo hasii deynin abaayo Faaduma Duur Garanuug sideediiyeey aboowe kali socoto moyaane aboowe ma salaamo gacalkeeye aboowe Ibrahim Baadil Galabta caawa aheey farxadiyo damashaadkani guri galkeena weeyaane Faaduma Duur Mar hadaynu galabtaba goobeyney sheekadiiyeey caawa aan gam'aayaaye Ibrahim Baadil Galabta caawa aheey farxadiyo damashaadkani guri galkeena weeyaane Faaduma Duur Mar hadaynu galabtaba Ibrahim Baadil Waliba caano iyo waliiba caan iyo guulahaan ka barinaye sidaa garo gacaladaay sidaa garo gacaladaay Faaduma Duur Gurkaagu waa sharaf gurkeynu waa sharaf guri barwaaqiyo gabadh guulehay hanagu simo Beyddka Labbad Ibrahim Baadil Gacmahaagu waa dahabey abaayo wardigan fargashiga ahay abaayo iga guudoon oridaydaay abaayo Faaduma Duur Muuqa isla gaba xidhiye aboowe leylana god ka u dhigay aboowe cilmina geesaha u dhigay aboowe Ibrahim Baadil Gacmahaagu waa dahabey abaayo wardigan fargashiga ahay abaayo iga guudoon oridaydaay abaayo Faaduma Duur Kaa gudoomey aniguye aboowe geedkeena caashaqey aboowe midhihiisii maan gurane aboowe Ibrahim Baadil Gidigood haweenkoo idil adaan kaa gacloodoo gooni kuu ahaadee Faaduma Duur Mar hadaynu galabtaba goobeyney sheekadiiyeey caawa aan gam aayaaye Ibrahim Baadil Gidigood haweenkoo idil adaan kaa gacloodoo gooni kuu ahaadee Faaduma Duur Mar hadaynu galabtaba goobeyney sheekadiiyeey caawa aan gam aayaaye Ibrahim Baadil Waliba caano iyo waliiba caan iyo guulahaan ka barinaye sidaa garo gacaladaay sidaa garo gacaladaay Faaduma Duur Gurkaagu waa sharaf gurkeynu waa sharaf guri barwaaqiyo gabadh guulehay hanagu simo Ibrahim Baadil Waliba caano iyo waliiba caan iyo guulahaan ka barinaye sidaa garo gacaladaay sidaa garo gacaladaay Faaduma Duur Gurkaagu waa sharaf gurkeynu waa sharaf guri barwaaqiyo gabadh guulehay hanagu simo. Dhoof nooli kulantee Kuluc Jacaylkan I dhaawacey Jaceylkan idhalan rogey Jacaylkan idhaansadey Jaceylkii dhabta ahaa Soo dhawaatey halistii Markaad iga dhaqaaqdee Bal inaan ku dhiirado Dhexdaan xidhanayaa Malmal baan dhiteeysanee Dhoof nooli kulantee Ha dhalantaalin caashaqa Dhakso iigu soo noqo. Magool Anba dhiigu kama fulo Dhanbaal wadaha beerkoo Sidaan dhaxal u yeeshuu Idhex dagey ma guuree Waxan dhuuni ka cunaa Dhan dhanaansi kaliyee Way dhaamisaa weel Ilmada iga dhaceeysaa Dhabankayga qooysee Dhawr nabad kusii joog Ha dhantaalin caashaqa Dhakhso waan usoo noqon. Kuluc Dhaqaaq toobiyaha qaad Dhulku taago taago Dharaartuna dalaalimo Malaa igao ku dhawroo Wax ku dhiba ilaahey Kuuma soo dhaweeyee Gaadiidkana mid aan dhicin Dheeliyeen usii raac Dhakhso meel walba u taga Dhoof nooli kulantee Ha dhantaalin caashaqa Dhakhso iigusoo noqo. Magool Jacayl aan dhamaaneyn Jacayl aan I dhaafeeyn Dhuuxiyo wadnaha galey Jacaylkii dhulkeeygiyo Halkan igu dhibaayaan Debed u dhoofinayaa Waan soo dhiibi doonaa Dhanbaal iyo waraaqo aan Dhiig kusoo qoraayee Dhawr nabad kusii joog Ha dhantaalin caashaqa Dhakhso waan usoo noqon. waxaan sida u dhibta yar idiinku soo gudbineynaa heesihiina afka soomaaliyeed si aad uga haqab beeshaan micno iyo nuxurba Cajebey cajiib tubeec Cajebey cajiibeey Cawo iyo ayaaneey Caqligaad xadaysaa sida geed cal iyo buur dheer Carro-hodan ku yaalloo Cokanoo irmaanoo Dhirta kale ka caynoo Hoobaan casuus lihi Laamaha is-celisoo Ubaxuna tin iyo cidhib Kaga dhigay cabbaadhyiyo Dusha sare caleentii Cidhifka is la gaadhaan Biyo wada cabteenoo Haddaan lay cadaabayn Rabbi ii cadhoonayn Dadku in ku caashaqo Madowgiyo caddaankuba Ku caleemo saaraan Sow kuma canaanteen Cad waxaad wadaagtaan Dhulka oo cagaarloo Cosobkii is gaadhiyo Cagta meel la saaroon La cuskado la haynoo Fiid cawl horaantii Cirka oo daruuruhu Ku dhigeen canjiidaha Dayixiyo cadceeduna Cidhifyada ka joogaan Sagal caasha saaraad Biyo wada cabteenoo Haddaan lay cadaabayn Rabbi ii cadhoonayn Dadku in ku caashaqo Madowgiyo caddaankuba Ku caleemo saaraan Sow kuma canaanteen Sida faras cag fududoo Cadda horor yaqaannoo Gulufkiyo colaadaha Ninka lihi cad goostaa Raggu kuu cugtamayaa Cimri dherer hadhkaagaan Inay kula caweyaan Culimada jacaylkee Cawdeyda gooysee Ii cadaadinaysaa U calool yoobayaa Biyo wada cabteenoo Haddaan lay cadaabayn Rabbi ii cadhoonayn Dadku in ku caashaqo Madowgiyo caddaankuba Ku caleemo saaraan Sow kuma canaanteen balaan kula Dardaarmee sahra Axmed Dawadii nafteydoow balaan kula dardaarmee dabuubtaan ku leeyahey ku daabaco qalbiga oo waligaa hasii deyn duushayee allow nabadey qoraxduna dalaalimo ee caashaqana daadihi waliga hasii deyn Xassan Adan Darmaan taan jeclaayey balaan kula dardaarmee dantu wada jir weeyee docdaada yey ka beylihin anna teyda igu daa dunida oo barwaaqa ahey dalka nabad ku sii joogee caashaqana daadihi waligaa hasii deyn Sahra Axmed Dayaxii iftiimow balaan kula dardaarmee dumarkana adoo kale ta heshaa ma deysee dookhaaga ka adkow duushayee allow nabadey qoraxduna dalaalima ee caashaqana daadihi waliga hasii deyn Xassan Adan Deymada u rooney balaan kula dardaarmee kuwa loogu dow-galey labadii is doortee kala dila dadka is jecel ayaaney isku keen dirine dunida oo barwaaqa ahey dalka nabad ku sii joogee caashaqana daadihi waligaa hasii deyn mudantii ahweynkay maxamed mooge Mudantii haweenkaay marwadii la sheegee dadku wada majiirtaay dumar lama mid dhigayee muxubada kal gacalkaa laanyahay magooshee midhihiyo caleentiyo manka lagu talaalee ubax lagu mariimee qurux lagu manaystaay mudo aan yarayn baan kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenadan sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaa ii muuqa taayee muxibada kalgacalka hadba soo mir kacayaa Midhaha hadalku leeyey ereygiisa ma huraan waana loo mashxaradaa midaa taaladeedaa igu mayracaysaa marti waa la sooraa magan waa la bixiyaa haw udhuran masuuge maahmaahda sheegtayoo dhibtan ha igu madinine mudo aan yarayn baan kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenadan sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaa ii muuqa taayo muxibada jacaylka hadba soo mir kacayaa Masalooyin dhawroo mahadhooyideedaan kuu marinayaaye maqal waanadaydanoo miisaan warkeygoo caynkii xalaytoon waaba midhiq ii odhan madaxaanba duubtee naftu way ku maagtayoo kaa maar mi waydayee mudo aan yaraynbaan kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenada sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaa ii muuqa taayo muxibada jacaylkaa Cabdi Tahliil Onkod roobku madaayo aarna taaha madaayo anna taa ma ilaawoo jacayl ood rogan maayo oon hilaac bi in maayo ayro weerar madaayo ninlihi aamusi maaayo ergo geesi madiidoo ilaah tiisu ma oosho calaf la iska ma ooto ubax dayr ma qarsoomo godka lay iskuma aayo ifka la isu tudhaayee iilka la isma gar gargaroo aboor la iskama baajee nabsi hayga amaahan axdigii ina dhex yiiliyo ha iloobin aqoontee. Asaagay usha toosan iyo ooda hagaagsan hayiinkii asabaadee madigii afar deeqa inantiina ilwaadsan ee asluubi u dheer tahay sidaan u asteysto kuu eegana yaaye hadaan aamin idhaahdo waa aqoonta haweene oo rag iiga danbeeyo halka ay ka cawayso uur ku taalada maada arimidiisa jacaylka anigu soo dhaxli maayo nabsi hay iga amaahan axdigii ina dhex yiiliyo ha iloobin aqoontee. Sida oogta hilaaca ileyskeeda cadceeda amaantaada libaaxa malaa waanad ogeyne ayaan uurkiyo maanka wadnahayga agtiisa sida aayad ku taalaa uumiyaha u tusaayee haadii aanu ibleysku iga kaa anbineynin inaad ii tudhi weydo eegi maayo koley arin kuuma hambeynee araartii haku deeqdo sina hayga adkeysan nabsi hayga amaahan axdigii ina dhexyiiliyo ha iloobin aqoontee Waxaan ahay Bukaan Socod Lafoole Nimanyahoow dad lama beero mana baxo sidii geed ma ogtahihiin barbaarteenu beec iyo xaraashaa maha naf hadaad bilaash moodeen dhul batrool ku jira maaha macdan buur dusheed taala qiimiga in badan dheere kaligeey hadii aan bo ay hadii aan baroor diiqo baaqa yaa ila garan doona waxa aan ahay bukaan socod e. Nimanyahoow bulshada eega qubuurahana soo booqda inta wiil laxaad beeley bukaan socodka tiro gooba waloon beeni soconeeynin beelina wax tari mayso xukun baadil lagu raadshey dhibta looga bixi maayo kaligeey hadaan bo ay hadii aan baroor diiqo baaqa yaa ila garan doona waxa aan ahay bukaan socod e Nimanyahoow Alle ayaa boqora cilmi iyo awood badan leh bismilaahibaa dawo ah Bogo daya kitaabka badrad anaa xoog leh iyo baawir lagu faano Bukaase iyo Namruud iyo Illeeyn hawl ku bogn waaye Kaligeey hadaan Bo ay hadii aan baroor diiqo baaqa yaa ila garan doona waxa aan ahay bukaan socod e Views: 11489 Like Share Twitter Comment You need to be a member of Aduun to add comments! Join Aduun Comment by mustafe maxamed xusen on January 13, 2011at 2:04am lafoole asluub dumar iyo xisood aqoon iyo qurux haween marwadii eebahay asaageed dhaafiyaay ilayskii nuurayaay ishaa ii macalinee gayaanka adoo qudhaan naftayda ku aaminee adkaysaye inoo adkee Comment by mustafe maxamed xusen on January 13, 2011at 2:01am ninba wuxu ku taamaa ama hees u tiriyaa tixi gabay ku sheegaa halka lagu talaalee hawadiisu talaalee uurkiisu tabayee Comment by c/shakuur maxamed c/laahi mire on August 7, 2010 at 2:01am waa gabaygan soo socda waxa tiriyey c/shakuur maxamed c/laahi mire inan yahay daruur tiyo biyaha dahab la moodee u eeg dooga soo baxay dallawada rag foofsaday nimaan duunyo weli dhaqan daarana useesnayn hayeeshee cishqigu dagay dadna adiga kuu jecel dawadiis ma garataa mise inaad dalxiistiyo waxaad haybsataan dibad iyo dalaal shisheeyoo ma danaysid sheekada ubax yahaw dilaacee aan dabaysha aragee dayac laga ilaashoow xidig yahay da'deedii daayinkeedu dhaafshee qurux loogu deeqaay aawada halyeey dilan Comment by mulki haji on June 21, 2010 at 1:38pm jamaaljaamac05@hotmail.comMudantii haweenkaay marwadii la sheegee dadku wada majiirtaay dumar lama mid dhigayee muxubada kal gacalkaa laanyahay magooshee midhihiyo caleentiyo manka lagu talaalee ubax lagu mariimee qurux lagu manaystaay mudo aan yarayn baan kugu soo maqnaayoo ma ogtahay habeenadan sida mayayga roobkoo hadba maayad keenaa ii muuqa taayee muxibada kalgacalka hadba soo mir kacayaa Comment by mxirse on April 14, 2010 at 1:09am oll tx waad ku bahad santehiin rayegiina wanaagsan Comment by liibaan daauud caalin on April 13, 2010 at 11:44pm Ilbaxsanida hadalkiyo dagananto inan yahay waa waxaa dareentiyo nafta dammac galiyo kaga dortay kher dugsi dhaxanti ciliyoo dawadaaiitahax wadigoo daldheer jiraan halkan ka darema macanto wanku jeclahay Comment by dalmar maxamed cabdalla on April 3, 2010 at 1:11pm alla mahad le awood adagleh aduunyada nin noolow maxaa aragtay kuu laaban Comment by indha deeraley on March 31, 2010 at 11:34am asc belo cml

Buuga diiwaanka suugaanta iyo heelooyinka

cuddontaan jeclaayee Canbar iyo udgoonee Dhul cadar leh iyo cuud Cusub iyo ugbaadee Cirka oo da’ayoo Calcalyada xareedee Cuudku iyo xoolahu Ka caleeye duleeka Ciladooda leedahay Maalmo.com Ragu lama canaanoo Ciil laguma beeree Waxa lagu ciseeyaa Caadada iyo dhaqankii Layguna caka jiray Soo taynu caashaqa Ka ilaalin jirnay ceebtiyo Cadaw so i joogaba Caashay iskuma ogayn So taynu ciidii Ceelkii burcaadiyo Carigeeni hooyaba Caafimaad ku joognee Isku caloofiyooween Ragu lama canaanoo Ciil laguma beeree Waxa lagu ciseeyaa Caadada iyo dhaqankii Layguna caka jiray>>>>>>>>>>>>> DHEEMANEY JACEYLKII IGU NOQAY DHIRBAAXO DHAAWAC HALISTA GAADHIYO IGU QABAY DHIMBIILOO DHUUXIYO LAFAHA BUU DHAMAC UU IGA SHIDAYAA INTUU DHIIGA RAACUU DHAYAL IGU MAQUUNSHAY DHUUNI WAA IGA JARAYO HARAAD IGAMA DHAMAADO HURDO WAA IIGA DHAARTO DHULKA DHABAN MA SAARE DHARAAR IYO HABEEN BAA DHAWAQAAQU MARKUU DHAGAHAY KUSOO DHACO DHULKAA ILA WAREEGOO SIDA BARAFKAAN DHALAALAAA.

Buuga diiwaanka suugaanta iyo heelooyinka

cuddontaan jeclaayee Canbar iyo udgoonee Dhul cadar leh iyo cuud Cusub iyo ugbaadee Cirka oo da’ayoo Calcalyada xareedee Cuudku iyo xoolahu Ka caleeye duleeka Ciladooda leedahay Maalmo.com Ragu lama canaanoo Ciil laguma beeree Waxa lagu ciseeyaa Caadada iyo dhaqankii Layguna caka jiray Soo taynu caashaqa Ka ilaalin jirnay ceebtiyo Cadaw so i joogaba Caashay iskuma ogayn So taynu ciidii Ceelkii burcaadiyo Carigeeni hooyaba Caafimaad ku joognee Isku caloofiyooween Ragu lama canaanoo Ciil laguma beeree Waxa lagu ciseeyaa Caadada iyo dhaqankii Layguna caka jiray>>>>>>>>>>>>> DHEEMANEY JACEYLKII IGU NOQAY DHIRBAAXO DHAAWAC HALISTA GAADHIYO IGU QABAY DHIMBIILOO DHUUXIYO LAFAHA BUU DHAMAC UU IGA SHIDAYAA INTUU DHIIGA RAACUU DHAYAL IGU MAQUUNSHAY DHUUNI WAA IGA JARAYO HARAAD IGAMA DHAMAADO HURDO WAA IIGA DHAARTO DHULKA DHABAN MA SAARE DHARAAR IYO HABEEN BAA DHAWAQAAQU MARKUU DHAGAHAY KUSOO DHACO DHULKAA ILA WAREEGOO SIDA BARAFKAAN DHALAALAAA.

Buuga diiwaanka suugaanta iyo heelooyinka

maryuu u muuqda indhaha magane aragaa tahoo mohashada kalgacalkey ku mililicaanoo sida mayay aroor da,ay adigaa milkiyo sharaf maaxaya dhigoo nafta meyracaaye miirkii nafteydow kala maarmi meynee sida laba matanaa matanaa aan mideyno caashaqa mareer baxayoo magooloo munadi ubaxa tahoo maamuusta aragaa maanshe wax dheertahe meel joogsigaagiyo muuqaaga quruxda leh muraaqooday goortaan mahaadada xasuuste miirkii nafteydow kala maarmi meynee sida laba matanaa matanaa aan mideyno caashaqa>>>>>>>>>> Inanyahaw jamaalka iyo Jaaha lagu manaaystay Sidaan kuu jeclanahay Jahwareeray aniguye hee hee X2 Doogi iyo ilwaadaa Isoo jiidanayoo Meeshii aad joogtaa Jabaq iiga yeedhaa X2 Maalmo.com Jiro iyo walaac baa Naftaydi Jikaaroo Jaamjaamay maante X2 Naftaydaa ku jamaate Nolol kaa jeclaate Kuu jeda adigoo Jirif kaa sugaysee Jaanta ha iga hayn X2 Qays iyo Laylaaa iilka jiifee Ha i jabinin nacabkee Ha i jabinin Ha i jabinin nacabkee Jihadayda soo eeg>>>>>>>>>>>>> Maalmaha qaloocaa Hadii ay kaa marooraan Waa muraayad waayuhu Caashaqu ka muuqdee Marbaan sida mayeedhaan Mudo aamusaayoo Isha midhiq ka siiyaa Maalmo.com Mar waxaan idhaahdaa Siday tahey mar curad geel Ilmii mawdku kal tagey Maqaarsaarka ciidaa Yaa maali jirayeey Marbaan mawjadaha dheer Maaxaa dhexdoodoo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqanahey Intaasoo marxaladood Anigoo kasoo marey Ma huraan dhulkeeniyo Ayan manta ka horow Ma higaanku igu dhicin. Waayaha ma duugaa Hadii uu kaa madawyahey Waa uguryo deebaaq Caashaqa martiyayee Marbaan mudanta ciida Cadaw iga magoodiyey Muragadeeda la ooyaa Mar waxan idhaahdaa Rag naftiisa mooyee Maaree dhibaate Mintidoo is diidsii Muhashana sidkaa filo Marbaan malaha beentaa Muuq maryo u xidhey Maaweeliyaayoo Laakiinse ay maqantahey Intaasoo marxaladood Anigoo kasoo marey Muharaan dhulkeeniyo Ma naxaanka caashaqa Ayaan manta ka horow Mahuraanku igu dhicin>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> Gobaadee galacalkii Gudaheena yaaliyo Gogashaan atkeestaa Gunto olal ka baxisoo Geedu adigu maahee Maxaa guriga ii galay Hebishii jacaylkaan Gaadiid sidiisi Ku sidaa garabaha Gacalooy sidii baan Gaabaha u cunayaa Adiguna hagaagaxin Anna guurimaayee Maalmo.com Gobbadee igama go’in Guri yakleedahe Daarahan astaantii Gaarka kuu ahaydiyo Guri labo galkaakii Nin ogaabaa garan karo Heshii jacaylkaan Gaadiid sidiisi Ku sidaa garabaha Gacaylayoo sidii Gaabaha u cunayaa Adiguna hagaagaxin Anna guurimaayee