Sunday, August 25, 2013

Najma oo kale

kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo 20. dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe 21. dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade 22. inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye 23. dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye 24. dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde 25. sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere 26. inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya 27. dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa 28. dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya

Galmada iyo kacsiga

Borotiinnada laga helo cuntooyinka ay kamidka yihiin Hilibka cad sida Kalluunka iyo Digaagga iyo weliba Caanaha iyoFarmaajada cadi waxa ay sameeyaan hormoonno kordhiyakacsiga iyo rabitaanka ragga ee ku wajahan dumarka inay la sameyaan ciyaar macaan, Hadaba Vitamiin A waxa uu kamid yahay waxyaabaha aan looga maarmin tamarsiinta habdhiska taranka ninka, isaga oo awood siiya qanjirka Borostaatka iyo Qooraha, kana qaybgala cusbooneysiinta unugyada dhinta iyo dardargelinta kuwa tabarta daran Fitamiin A waxa uu ka buuxaa Karootada iyo khudaarta iyo furutada fareeshka ah inteeda badan ee keena dar darta xoogan, Hasa ahaatee vitamiin B1 isagu waxa uu gacan ka geeystaa xoojinta qanjirrada taranka iyo firfircooneynta insiimada qabta shaqooyinka bayolojiyeed ee jirka. Ninka uu fitamiinkaasi ku yaryahay waxaa ku dhaca tabar-darri, rabitaan la’aan iyo geedka oo ka raaracsama hawshii galmadana si wanaagsan u gudan waaya. Vitimiin D, waxaa loogu yeeraa (Fitamiinka Jinsiga), maxaa yeelay waxa uu kamid yahay waxyaabaha ugu waxtarka badan ee lagu daaweeyo madhalaysnimada. Wuxuu door weyn ka cayaaraa daryeelka tubbooyinka xawada ee ku jira xiniinyaha ragga, yaraantiisuna ugu badan ee ragga madhalaysnimada ku dhaliya. Fitamiinka waxa laga helaa khudaarta caleenleyda ah iyo Firileyda sida Qamadiga. Hadaba Cuntooyinka la caddeeyey waxtarkooda waxa ugu horreeya kuwa caloosha dhaqso ugu shiidma, jirkana degdeg uga baxa sida tan, 1- Kalluunka iyo Aragoostada’Waxay kamid yihiinwaxyaabaha Borotiinnada iyo Vitamiinnada laga helo kuwa ugu wanaagsan qeeyb weyne ka qaata kulanka adag ee sariirta, 2- Hilibka Digaagga iyo Ukunta:- Degdeg bay xiidmaha ugu shiidmaan, xawadana waa ay kordhiyaan. 3- Digaaga,nooca Dagiiranka, hilibkoodu waxa uu hilibkoodu faa’iido gaar ah u leeyahay bekra-jebinta, waxaana arrintaasi bariga dhexe laga ogaaday kumanaan sano kahor. Masaaridu ilaa iyo maantadaan lajoogo qoyska cusub hilibka Shimbiraha uunbay uqooshaan habeenka aqalgalka, 4- Xummuska, Xumuska keligii ama isagoo malab lagu iidaamay. Caalimkii la oran jiray Ibnu Siinaa waxa uu qoray in Xummusku kordhiyo ragannimada iyo rabitaanka jinsiga, sidaa daraadeed waxa calaf looga dhigi jiray Faraska labka ah iyo Ratiga kolka la rabo inay dheddigooda abaahiyaan. 5- Basasha:- Basashu Geedka waykicisaa, xawadana ama biyaha ayeyna kordhisaa. 6- Baqdooniska (Parsley):- Waxaaba loo yaqaan Vitamiinka ubad dhalista. 7- Timirta:- Timirta waxaa ku jira Vitamiin D, madhalaysnimada ka hortaga, waxanay culimada qaar u yaqaannaan (Vitamiinka Taranka). 8- Jarjiirka (Rocket):- Waxa uu kordhiyaa samayska xawada ama minada iyo awoodda jinsiyeed ee ragga kordhisa qofkii ay biyihiisa iyo shaqadiisabadantahay ay dumarka u yiqnaan rag rag dhaafay, 9- Karootada, Waxay gacan ka geysataa daaweynta tabar-darrida guud ee jirka oo ay ku jirto ta jinsigu. 10- Karafiska (Gelery):- Waa firfircooneeye jinsiyeed fariid ah,waxaana loo isticmaalaa ansalaato ahaan. 11- Xabbat Sowdada:- Xawada ayay kordhisaa. 12- Heylka:- Heylka ay Soomaalidu shaaha ku darsadaan, waxa uu firfircooneeyaa wareegga dhiigga iyo rabitaanka jinsi ee qofka. 13- Sacfaraanka:- Ubaxa Sacfaraanka waxaa ku jira maaddooyin kordhiya awoodda jinsiga. 14- Lowska: Lowska (Fuul Suudaaniga) isaga waxaan lagulatartameyn kordhinta tirada iyo tayada xawada, iyadoy weliba intaa u dheer tahay kacsiga ninka iyo culayskiisa oo uu kordhiyo. 15- Sanjabiilka: Sanjabiilku caarkana wuu adkeeyaa calooshana jilciyaa, wuxuuna si gaar ah u cajabiyaa ragga cimrigoodu hore u batay. 16- Cabitaannada. Cabitaannada qaar baa jira kordhiya xawada, mar walba oo uu ninku cabana kacsi la miyir beelo , waxana uguhorreeya Qorfaha iyo Xulbada,

Wednesday, May 8, 2013

Cilmiga beeraha

Brown leaves are fairly common on many house plants. Keep in mind that it might be perfectly natural for lower leaves on your plant to first turn pale yellow, then brown and then drop off. This happens on many kinds of tropical plants as they grow. Over time, the plant will form a bare stem. However, in some cases, brown leaves are a sign of cultural problems. If it seems like a lot of leaves are falling off—or if many leaves turn brown at once, or the upper leaves start browning—you may have one of the following problems: *. Not enough light. If lower leaves start turning brown or yellow, the plant might not be receiving enough light. If the discoloration is isolated to the side of the plant away from your light source, it's probably too little light. *. Too much heat. This often occurs in conjunction with too little water, but too much heat will cause leaves to curl, become crinkly and then fall off. If the plant is also wilting, try increasing water. If the rest of the leaves are healthy, introduce some air flow to cool the plant off. *. Too little water. Underwatered plants will first wilt, and then the leaves will brown and fall off. This most often happens from the bottom up, but it might also start on outer leaves on more bushy plants. *. Too little humidity. If the browning is confined to the leaf tip, and the leaf margin is still green, it's possible the plant isn't receiving enough humidity. If it's a tropical plant with a high humidity requirement, try increasing misting.Too little humidity may also cause black spots to form on leaves.>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> If you see mealy bugs on your plants,there are several control options: *. Wash them away. Mealy bugs can be dislodged with a steady stream of water. Repeat the treatment as necessary. This is best for light infestations. *. Insecticidal soap. Insecticidal soapsare available on the market (such as Safer's Insecticidal Soap), or you can make your own by using a dish detergent such as Ivory Liquid. Try to find a product free of perfumes and additives that might harm plants. Mix the soap in a weak concentration with water (starting a 1 teaspoon per gallon and increasing as necessary). Spray on plants. *. Neem oil. Neem oil is derived from the neem tree. Use according to label instructions. In addition to its insecticidal properties, neem is alsoa fungicide and has systemic benefits (meaning the plant absorbs it so it can control insects it doesn't directly contact). According to the Environmental Protection Association, neem is safe for use onvegetables and food plants as well as ornamentals. *. Kitchen insect spray. This all-purpose insect spray was developed by the editors of OrganicGardening magazine and came to me by way of Rodale's Organic Gardener's Handbook of Natural Insect and Disease Control . To make a batch, combine 1 garlic bulb, 1 small onion, and 1 teaspoonof cayenne pepper in a food processor or blender and process into a paste. Mix into 1 quart of water and steep for 1 hour. Strain through a cheesecloth and add 1 tablespoon of liquid dish soap. Mix well. The mixture can be stored for up to 1 week in the refrigerator. A number of stronger insecticides areapproved for use against mealybugs,as well as beneficial insects such as beetles ( Cryptolaemus montrouzieri ) and parasitic wasps ( Leptomastix dactylopii ). However, stronger pesticides can cause a danger to petsand humans, and few indoor gardeners are keen on releasing beetles and wasps in their homes. These biological controls may be better suited to greenhouse cultivation. If an infestation cannot be controlledafter two or three weekly applications of insecticide, consider destroying the plant before the mealybugs spread to other plants in your home.>>>>>>>>>>>>>>>>>>> Mildew/ fungus on my orange Agricultural Insecticide Emamectin Benzoate (90% TC)>>>>>>>>>>>>> dihydromorin (2.51%) and the stilbene oxyresveratrol (2.65%).>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> XENO FACTORS: Flavones: Isoflavones: Stilbenes: Flavonones: Chalcones: Quercetin osajin Resveratrol Naringenin Butein Pentahydroxyflavone scandenone Piceatannol Dihydromorin Isoliquiritigen Kaempferol auriculasin Deoxyrhapontin Pentahydroxychalcone Apigenin pomiferin Oxyresveratrol isobavachalcone Fisetin Tetrahydroxystilbenes Tetrahydroxyflavone Luteolin Hydroxyapigenin>>>>>>>>>>>>>> Mature orange trees do not require sprays. Sprays correct nutrient deficiencies, kill whiteflies and other pests, and reduce weeds around orange trees. Once citrus trees are established, in about one to two years after planting, they require little upkeep and rarely need any spray applications. Avoid spraying citrus during hot, dry or windy conditions. Spray concentrations differ by product so it is important to read labels and follow application directions carefully. 1. Foliar Sprays *. Use a foliar spray to treat orange trees for magnesium, zinc or manganese deficiencies. Symptomsof magnesium deficiency include yellow blotches along the midribs of mature leaves. Leaves near the fruit exhibit symptoms most commonly. Adjust the soil pH of magnesium deficient trees to a range of 6.0 to 6.5 and spray young leaves in spring with magnesium nitrate before they harden off. Paleyellow to white leaves with irregular green bands along the midrib characterize a zinc deficiency. Apply zinc sulfate, oxide, or nitrate sprays to spring flush leaves before they harden off.Manganese deficiency often follows cold winters. Symptoms include dark green bands along themidrib of the leaf and lateral veins with light green areas between theveins. Spray manganese compounds on young leaves beforethey are fully opened to correct a deficiency. 2. Copper Fungicides *. Apply copper fungicide sprays to orange trees with alternaria, citrus scab or greasy spot. Trees infected with alternaria exhibit blackening leaf veins surrounded by dark lesions. Corky outgrowths on leaves, shoots and fruit characterize citrus scab. Blister spots on lower leaf surfaces and yellow spots on upper leaves are symptoms of greasy spot. To treat alternaria and citrus scab, apply copper fungicide to spring flush leaves when they are 1/4 to 1/2 open. Apply copper to the undersides of leaves when treatingfor greasy spot. 3. Insecticidal Soaps *. Insecticidal soap sprays kill pests on orange trees on contact and have no residual effect on the plant. These products are approved for organic gardening. Insecticidal soaps disrupt cell membranes of pests, such as aphids, mealybugs, whiteflies and spider mites. Improper concentrations and overuse can cause phytotoxicity in citrus trees so it is important to read and follow the directions carefully when using insecticidal soaps. The University of Colorado Extension office recommends diluting insecticidal soaps two to three times more than label instructions suggest to reduce risk of injury to plants. Insecticidal soaps can be made from dish soaps,but these are more likely to cause injury to trees and are not as effective as commercial products if not mixed properly. 4. Horticultural Oils *. Horticultural oils provide effective treatment for several citrus pests, including citrus psyllid and citrus rust mite. Neem and other oils do not kill beneficial insects, have a low toxicity to vertebrates and break down quickly in the environment. Symptoms of citrus psyllid include distortion and curling of young leaves and sooty mold resulting from honeydew excretions. Fruit infested with citrusrust mite turns rust colored and gradually blackens. Because horticultural oils work on contact, they require frequent application for effectiveness. However, they should not be applied to trees when temperatures exceed 90 degrees Fahrenheit. 5. Water *. Dislodge aphids, whiteflies and ants from orange trees with a forceful spray of water. Spray over and under the leaves for best results. Spray the tree for several days to discourage pests from returning. This treatment does not remove eggs which may be hiding on the underside of leaves or buried in the soil

Buuga diiwaanka heesaha qoraalka ah iyo gabayada

Ninka Isku Jilciya Xaaskiisa oo la Ogaaday in Qoyskoodu Waaro (Hadhwanaagnews) Sunday, May 05, 2013 Arizona (HWN)-?Inaad noqoto nin xaaskiisa u nugul oo la qabta hawlaha guriga, waxay arrintaasi kuu horseedaysaa inaad ku guulaysato oo qoyskaagu waaro, wax khilaaf ahna idinka dhex qarxin adiga iyo ooridaada oo aan cid kale Arizona (HWN)-?Inaad noqoto nin xaaskiisa u nugul oo la qabta hawlaha guriga, waxay arrintaasi kuu horseedaysaa inaad ku guulaysato oo qoyskaagu waaro, wax khilaaf ahna idinka dhex qarxin adiga iyo ooridaada oo aan cid kale idin soo kala dhex gelin.? Sidaa waxaku dhawaaqay khubaro cilmiga arrimaha bulshada ku takhasustay oo ka tirsan Jaamacadda Arizona ee dalka Maraykanka. ?Haddii odayga reerku uu noqdo nin adag oo aan u jilicsanayn gabadhiisawaxay keentaa in inta badan buuq iyo sawaxan joogto ah dhexmaro lammaanahaas oo aanay marna heshiis, murankooduna bato,? ayey khubaradu ku yidhaahdeen daraasad cusub oo ay dhowaan soo saareen. Mrs. Casey Totenhagen iyo kooxda cilmi-baadhistan la diyaaryey oo maalin kasta xog-ururin ka qaadayey 154 lammaane oo is-guursaday iyo qaar aan weli is-mehersan oo xidhiidhkooda jacayl socday 6 bilood ilaa 44 sannadood, iyagoo diiwaangelinayey dhammaan dhaqdhaqaaqyada nololeed ee ay sameeyaan, kadibna waxa la weydiinayey lammaanaha isku faraxsan ee muddada dheer wada joogay iyo waqtiga ay isu keliyeystaan. Maxsuulka soo baxay xog-ururintaas ayaa waxa uu noqday in lammaanaha hawsha guriga wada qabta, waqtiyo gaar ahna wada sheekaysta ee sida fiican u kaftama inay noloshooda dambe isku waaraan oo aan marna muran kala fogeeya soo dhexgelin, gaar ahaan waxay cilmi-baadhistu ragga u soo jeedisay inay u beer nugladaan xaasaskooda nolosha la wadagayaan. ?Lammaanayaasha isku buuqa waa kuwa aan hadallada naxariista ah inta badan ku hadal ee aan kaftankawadaagin, balse sida noo soo baxay lammaanaha kaftan wadaaga ah ee saygu xaaskiisa hawsha guriga wax kala qabto waxay noqdaan qaar aan weligood kala fogaan, wadka oo kala kaxeeya mooyaane,? ayey tidhi Totenhagen

Buuga diiwaanka heesaha qoraalka ah iyo gabayada

Hadaan kugu waalan gaadhay Wadnaha kugu habi jiree Sidii wali lisiraadliyo Weedhadune ila cusleed Hadaan waji gabax ka qaade Hadaad waan toobi weysay Wanaagi bohol ka tuurtay Wareerka maxaa ibaday Maalmo.com Warhooy weyne waa illaah Walaacii wuu dhamaade Anigu wardi caashaq kuma jiro Wiilow wajigaga iga qari Hadaan wehel caashaq buushay Hadaad igu wiirsan gaartay Waayo badan kuu samraayay Wayeelki hadal ka diiday Hadeey walwal la’aan ku heysay Waaridu iga raaci gaartay Markuu axdigeeni wiikhmay Hadaad waajibkaagi seektay Wadadu heedhe waa labee Walaacii wey dhamaade Anigu wardi caashaq kuma jiro Wiilow wajigaga iga qari Ani sidey ila noqotay wayay >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> Wanaag baan kugu ogaayeey waligay kuma ilaawoo waxuunbaa ku walaacinaaye walaalnimo aan ku waarno wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaaye daawadii naftay ahaydey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su’aal baad igu wadaayee Maalmo.com Waagii baryaba naftaydaay adaa walaac ku abuuree maxaa waajib weyn na saaran adna aad ka weecanaysaa wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaaye daawadii naftay ahaydeey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su’aal baad igu wadaayee Warsan baan kugu ogaayey waaxyahaygii baad ahaydee wadajirkeena oo wacan maxaad u wareerinaysa wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaayeey daawadii naftay ahaydeey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su’aal baad igu wadaayoo >>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>>> Qamaray jacalyku quraan layska saariyo wax ka qabasho leeyahay qudhii qays markuu jaray layla qolka galiyaaba hore looga quustee qaburaha inaan galo haatan ii qorsheysee qilaaf iga hor keentee waa inoo qiiyamaha Dhulku kala qaboobe meelan qaxar lahayniyo bidhantii qoryooley qaadir kugu abuuryeey indho qabad wanaagey Maalmo.com Sida roob qayoodoo qaboonada intuu gaadhay dhirtu wada qarsoontee qaybisay midhaha iyo lagu soo qamaamiyo qool baxay la moodyey adigaa i qoomoo qancimaayo jeeraan isu qayb ahaaniyo quud aan waadaagnee Dhulku kala qaboobe meelan qaxar lahayniyo bidhantii qoryooley qaadir kugu abuuryeey indho qabad wanaagey