Sunday, August 25, 2013

Najma oo kale

kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo 20. dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe 21. dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade 22. inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye 23. dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye 24. dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde 25. sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere 26. inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya 27. dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa 28. dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya

No comments:

Post a Comment